Hundubey Events Management

Award Details

Somali Health Award 2024

14 October 2024

Hundubey Events management waxay ku faraxsan tahay in ay Somali Health Awards 2024 nagu abaalmarisay Excellence Award taasoo aan ku muteysanay dedaalkeena, hogaaminta heerka sare, iyo u heellanida tayada shaqada aan heyno. Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa dhammaan macaamiisheena iyo kooxdeena, kuwaas oo naga caawiyay in aan gaadhno guulahan.

Best Event Organizer
Event Image 1 Event Image 2 Event Image 3