Hundubey Events Management

Image Not Found
Image Not Found

Project Info

  • Client Somali Health Awards
  • Date 21 Oct 2025
  • Address Mogadishu, Somalia

Somali Health Awards

Waxay farxad weyn noo tahay in sanadkii 6aad oo xiriir ah naloo doorto naqshadeynta iyo abaabulka munaasabadda Somali Health Awards, oo ah dhacdo lagu maamuuso shaqsiyaadka iyo xarumaha kaalinta weyn ka qaata adeegyada caafimaadka bulshada Soomaaliyeed.

Munaasabaddan waxaa lagu guddoonsiiyay 20 abaalmarin dhaqaatiir iyo xarumo caafimaad oo bulshada si hufan oo daacadnimo leh ugu adeegay, iyadoo lagu dhiirrigelinayo horumarinta adeegyada caafimaadka iyo tayeynta daryeelka bulshada.

WAA MARKAAGI SO DHOWOOW