Hundubey Events Management

Image Not Found
Image Not Found

Project Info

  • Client Federal Government of Somalia
  • Date 28 June 2025
  • Address Mogadishu, Somalia

Maamulka Maaliyadda 2024

Waxay sharaf weyn noo ahayd inaan agaasinno munaasabadda daahfurka Warbixinta Maamulka Maaliyadda Soomaaliya ee sannadka 2024, oo uu magaalada Muqdisho ka furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Munaasabaddan heerka sare ah waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka, iyadoo diiradda lagu saaray horumarinta maamulka maaliyadda iyo xoojinta wada shaqeynta hay’adaha dowladda iyo bah-wadaagta caalamiga ah.

WAA MARKAAGI SO DHOWOOW